QORSHAHA CUSUB EE SOMALIYA

Qoraalka hoose waxaa ka soo wareegatay 2bo sanna ee manta ila arka !
Walaalayaal, Mudana yaal iyo Marwooyinba.
ASCWW ka dib waxaan jeclahay in aan idinla qaybsado fikradayda ku saabsan beryahan guuxa ka jira doorashooyinka kala duduwan ee  dalkeena ka jira.
Muddo labo sanno ah ka hor Ayaan waxaan soo bandhigay iyadoo lagu jiro xili ldalka a soo magacaabayay Ra’iizul Wazaare Cusub, waxaan markaas halkaas ka jeediyay barta bahda media ha oo aan ka soo jeediayay fikradayda oo ay wadaniyiinta qaarna igu naqdiyeen qaarna igu guubaabiyeen. Waxaan Halkaan si gaar ah uga mahad celinayaa Mudanayaasha qiimaha baddan Aqoon yahanada naqdiga iyo guubaabadaba nagu biiriyay oo ay ka mid yihiin : Mudane Cabdiweli Cabdulaahi, oo jooga dalka Maraykanka, magaalada Seattle iyo Haji Abdikarim Haji Abdi Buh, Mudane Cali Aadan Tasame, Mudane, Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil, Mudan Culimo Cabdiraxman, Mudane Saciid Moxamed Baana, Mudane Cabdirashiid Cabdiraxman Gayre, Mudane Cabdulqadir Mocow Cumar, Mudane Axmed Xaaji Derbi iyo intii kale ee faraha badneydba.
Qorshahaas wuxuu ahaa in la raadiyo xuluusha mujtamaceena Somaliyed eek a tabanaayo  Amaan la’aanta, gaajo, iyo kala sareen iyo kala sooc shacabka Somaliyed.
Aniga qorshaha aan soo jeediyay wuxuu ahaa:
  1. Wazaarada Beeraha: In dhanka beeraha cid kastoo masuul ka noqota ay qorshaheeda ka samaeeyaan in Beeralayda Somalida loo keeno 10, 000 oo Cagaf Cagaf loona qaybiyo beeralayda Shabeelada Hoose, Shabeelada Dhexe iyo Gobolada Jubada Hoose iyo Jubada Sare. Lana faro in ay abuuraan Galeey, Mesego, Sisin iyo iwm.  Lagana soo celiyo qarashka  galay mashruucyadaas qaabka cashuuraha loo qaado oo kaliya. Loona raadiyo suuq gudaha ah iyo mid dibada ahba.
  2. Wazaarada Kaluunka: in la keeno 10, 000 oo Doonyaha Kaluumeysiga loona qaybiya dadwaynaha degan jiida xeebaha xeebta Somaliyed si ay u soo saaraan kaluun ku fillan suuqgayn aduunka loo suuq geeyo, loona raadiyo suuq.
  3. Wazaarad Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa: In la qodo 10, 000 ilaa 15, 000 ceelal ka loo yaqaan bore hole. La keeno Riigag lagu qodo Ceelasha loo yaqaan Bore Hole ka, lagana qodo Gobolada iyo miyiga meelaha ay had iyo goorba ay ka dhacaan Abaaraha ama biyo laanta  kaasoo loogu deeqaayo dad waynaha xoolo dhaqatada ah  si bilaash ah si ay uga baahi tiraan xoolaha ummada Somaliyed oo Oon dartiis u dhinta inta badan markii abaar ay timaado. Xoolaha Ummadda Somaliyed oo gaaraya 45,000,000 oo isugu jira Ari, Geel iyo lo’. Xoolalaydana  waxay cashuur bixinaayaan markii xoolaha la dhoofinaayo ama markii lakala gadanaayo oo kliya.
  4. Wazaarada Gaashaandhiga iyo Amaanka shacabka: Ilaaheey baan wax amaansadee; Iyadoo towfiiqda laga raadinaayo ilaaheey ayaa waxaa gobol waliba loo qorayaa 500 oo askari oo mid kastaa ka soo jeedo Gobolkuu u dhashay. Magaalada caasimada ahana degmo kastaa 500 o0o askari oo ah kuwa degan degmada 
Hadaba saaxiibaday iyo guud ahaan Somali adiga maxay kula tahay  hadii qorshahaas aanu u guda geli laheen anna bilaabi lahayn 2bo Sanno hadda ka hor,  halkee maantaba gaari lahayn.
Aniga shaqsi ahaan waxaan akhriyay qoraalo baddan oo ay soo saareen saaxiibo siyaasiyiin ah oo runtii dadaal ka muujiyay qadhiyada dadkeena iyo dalkeena laakin weli ay naga dhimantahay wax baddan ee addiga saa xiiboow maxay kula tahay.
Aniga markaan soo bandhigaayay qorshahaan waxaa asxaab baddan I waydiiyeen xagee ka keenee? Miisaaniyada intaa la eg.  Runtii Somalida waxay ku maah maahdaa: Habar Fadhidaa legdin la fudud  
Hase yeeshee aniga waxay iigu muuqataa in ay runtii Sahlantahay waayo ? Waayo waxaa la yiri: Doonaa waa gaaraa.   Ee Eebe aanu u barino in la helo madax wanaaga iyo kala sooc la’aanta shacabkeena aragta oo qorshahaan iyo mid ka qiima baddanba u abuurta Shacabkeena.


Bishii Luulyo 14dii 2014
Imagine, if the Somali minister of Agriculture introduce a plan and policy of importing 10,000 mini tractors and distribute to the farmers in the two shabelle regions to produce Corn and sesame and pumpkins and sugar cane plantations. Imagine if the ministry of fishery introduce a plan policy of importing 10,000 to 15,000 mini fishing boats and distribute at the coastal regions of Somalia to produce in and export fish market for the fishers.
imagine if the new livestock ministry introduces plan and policy of constructing bore-holes 10,000 to 15,000 for the 45,000,000 of livestock in the country. Then ask your self what is the problem of Somalia ( Somalia whose population is only 7,000,000 to 9,000,000. exceeded by its livestock population I do not think that it can have a problem of hunger or a such
Dear Ahmed,
The conservative costing of your budget is $925,000,000 which is beyound the reach of a government with realizable annual budget of 106,000. To contemplate development budget of that magnitude only comes after the most pressing and outstanding issues are dealt with  - reconciliation at national, regional and district level, establishment of federal states and accompanying commissions, capable institutions takes root and lastly that the people choose their elected leaders.look no further - Mogadisho as a capital city is under question./
Best Salaams
Haji Abdikarim Haji Abdi Buh
Brother Mscuud;

I do always see how patriot you are and the far sighted while I see on the other side of the road some of us who are fighting on the carcass of their mom who was already perished helpless in thirsty or starved to death in her flee from the errand bullets of her own cursed son. Some times I say to myself that we are lucky to experience the ups and downs of our country and its people for the last 60 plus years we recall; and and some times I regret to say that becasue of the heart piercing pain and gruesome memories it might leave in my heart and mind for remembering the other times when and when. Thanks for the remarks you always give us and I am longing see some of us together have the ability to sove some of these man made calamities we are roaming in as a nation.
Sincere and Kind Regards Ahmed MASSUD

Comments

Popular posts from this blog

Senior International Consultancy Services