Posts

Showing posts from October 5, 2016

QORSHAHA CUSUB EE SOMALIYA

Qoraalka hoose waxaa ka soo wareegatay 2bo sanna ee manta ila arka ! Walaalayaal, Mudana yaal iyo Marwooyinba. ASCWW ka dib waxaan jeclahay in aan idinla qaybsado fikradayda ku saabsan beryahan guuxa ka jira doorashooyinka kala duduwan ee    dalkeena ka jira. Muddo labo sanno ah ka hor Ayaan waxaan soo bandhigay iyadoo lagu jiro xili ldalka a soo magacaabayay Ra’iizul Wazaare Cusub, waxaan markaas halkaas ka jeediyay barta bahda media ha oo aan ka soo jeediayay fikradayda oo ay wadaniyiinta qaarna igu naqdiyeen qaarna igu guubaabiyeen.   Waxaan Halkaan si gaar ah uga mahad celinayaa Mudanayaasha qiimaha baddan Aqoon yahanada naqdiga iyo guubaabadaba nagu biiriyay oo ay ka mid yihiin : Mudane Cabdiweli Cabdulaahi, oo jooga dalka Maraykanka, magaalada Seattle iyo  Haji Abdikarim Haji Abdi Buh, Mudane Cali Aadan Tasame, Mudane, Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil, Mudan Culimo Cabdiraxman, Mudane Saciid Moxamed Baana, Mudane Cabdirashiid Cabdiraxman Gayre, Mud...